logo

   

   dhamaan umada soomaliyeed meel kastooy aduunka ka joogaan

    waxa ugu bushaaraynaysaa madarasada barashada diinta ku hayso

    macalimiin tabo baran una diyaara barida Qur'aanka iyo culuumtiisaa                                                                                    

.

Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo

aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona:

Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada

Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad

wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba

oo aad rabto. Halkan iska diiwaan-geli (Register here)

Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno

ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.

--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.

--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh

loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.

Maadooyinka la dhigayo  

1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
 2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis

Shuruudaha looga baahan yahay ardayga

1.Inaanu ardaygu maqnaan

2. In wixii  hawla ee jiraa uu soo ogeysiiyo maamulka

3.Hadii fasax u rabo in soo sheego mudada fasaxa

4.Saddex cisho oo fasax la,aana ardaygu wuxu mudanaya ganaax

5. Sacaadaha  casharka la dhigaayo waa inaanu habsaamin

6.Haday ardaydu tahay  caruur waa in waalidku ka ag dhawaada inta casharku socdo

7.Wixii u tabanaayo ardaygu waa inu la socodsiyaa maamulka


 

 

 

Who is Online

We have 1 guest online

Registration Office :

free call

+14155341257

iyo

+2522561756


E-mail: barodiinta@hotmail.com

SkypeName  : (skype maamulka)


OGEYSIIS

 

 

 

 

 

 

   

fadlan ilaali wakhitaga waa dahabe

  OGEYSIIS

--> Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.

--> Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.

--> Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo duruustii Shaqo Guri.

--> Waalidiinta haddii aan dhib la soo darsin waa inay si joogto ah u soo xaadiran fasalka guriga.

--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv, Phone iwm la iska xidhaa.

Barista iyo Barashada

---> Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
---> Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
---> Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
---> Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigaayo & heerka uu joogo..
---> Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.
---> Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
---> Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
---> Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
---> Ka qayb qaado tartanka barashada diinta ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.